» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dhameynta colaad ka jirta Galgaduud oo gudi loo xilsaaray

 

Xili gobolka Galgaduud mudooyinkii u dambeeyay ay kusoo badanayeen dilalka salka ku hayay aanooyin qabiil ayaa waxaa dhameynta colaadaasi ka taagan gobolka u istaagay ganacsato Soomaaliyeed oo is xilqaamay.

Kulan ay ganacsatada gobolkaasi ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa looga hadlay sidii loo dhaweyn lahaa colaadda soo noqnoqatay ee u dhaxeeysa beelo walaalo ah oo wadadega gobolka iyo kaalinta kaga aadan ganacsatada arrintaasi, iyadoo kulankaasina ganacsatadu ay ku doorteen maamul cusub.

Mid ka mid ah ganacsatada u istaagay wax ka qabashada colaada gobolka ayaa waxa uu u sheegay Warlalis in la magacaabay guddi ganacsato ah oo wax ka qabta colaaddaasi, isagoo kaashanaya maamulka Gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada

Intii uu kulankaasi socday ayaa lagu doortay guddoomiye cusub oo ay yeeshaan ganacsatada gobolkaasi kaas oo loo doortay Maxamed Sabriye, wuxuuna ballanqaaday in uu xoojindoono ganacsiga gobolka.

Dilalka Salka ku haya aanooyinka qabiil ayaa dib ugu soo laabtay gobolka Galgaduud,waxaana loo xukumay dilalkaasi dad ku lug lahaa kuwaasi oo maamulka Ahlu Sunna oo qasaasay.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden