» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ciidamada oo dhaqaale loogu deeqayo.

 

 

Iyadoo lahadlaysay wakaalada DPA madaxa arimaha siyaasada dibada ee
midowga Yurub Kathrene Ashton ayaa xaqiijisay in midowga Africa uu
markale ugu deeqayo ururka midowga Africa lacag dhan 82 million oo
Yuro si loo sii xoojiyo awooda ciidamada midowga Africa ee kusugan
dalka Somaliya,

“Midowga Europe waxaa uu ilgaar ah ku hayaa arimaha isbadalaya ee
wadanka Somaliya, waxaana 82 million oo Yuro oo horeleh lagu wareejin
doonaa xafiiska maaliyada ee ururka midowga Africa ayey tiri Katherine
Ashton oo ah madaxa arimaha siyaada dibada ee midowga reer Yurub.

Katherine Ashton ayaa ku tilmaantay doorashadii afhayeenka
baarlamaanka Somaliya, madaxweyna, iyo tan raisulwasaarahaba in ay
Somaliya u tahay bog cusub oo u bilowday taariiqda soo jireenka ee
umada Somaliyeed.

Ururka midowga Yurub ayaa taageero isagu jirta tababarida ciidamada,
dhaqaale iyo agabkaleba waxaa uu siiyaa dowlada Somaliya iyo howgalka
midowga Africa ee AMISOM.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden