» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dowladda iyo Shabaab oo ku dagaalamay Dharkeenlay

 

Deegaanka Xoosh ee degmada Dharkeenlay ayaa waxaa xalay ka dhacay Dagaal U dhexeeyay Ciidamada Dowladda Dowldda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM iyo Ururka Al-Shabaaab kaasi oo sababay qasaaro nafeed.

Warka ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in dagaalku uu Yimid ka dib Markii ay Ciidamo ka Tirsan Al-Shabaab ay Weerar ku soo qaadeen fariisimo ay Ciidamadu ku leeyihiin xaafada Xoosh iyo Agagaarka Deegaanka Kaxda Halkaana uu ka dhacay iska hor imaad qaatay ugu yaraan Nus saac .

Qasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa la sheegay in uu gaystay dagaalka inkastoo inta uu dhan yahay aan la ogeyn qasaarahaasi oo soo gaaray dad rayid ah iyo dhinacyadii dagaalamay.

Gudoomiye ku xigeenka maamulka Degmada Dharkenley Yuusuf Ibraahim Xasan ayaa dagaalkii Xalay waxaa uu ku tilmaamay mid Gaadmo ahaa oo ay soo qaadeen tiro yar oo ka tirsan Al-Shabaab Sida uu sheegay ula jeedkiisuna uu ahaa in la qal qal galiyo Amaanka Degmada isagoo intaa ku daray in aan La Xaqiijin Karin Khasaaraha labada dhinac soo kala gaaray iyo waliba dadka rayidka ah.

Ma ahan markii u horaysay oo dagaal uu ka dhaco deegaanka Xoosh ee duleedka degmada Dharkeenlay halkaasi oo dhowr jeer oo hore xili habeen ah la isku gacan saaray.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden