» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ra’iisul wasaaraha oo lagu dhawaaqi rabo

 

Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa ka soconaya wadatashiyadii u dambeeyay ee Madaxweynaha uu kusoo magacaabayo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyadoo gabogabo ay marayso waqtiga loo qabtay in Madaxweynaha uu kusoo magacaabo Ra’iisul wasaare.

Madax badan oo ka mid ah dowladda iyo sidoo kale Saraakiil ka tirsan beesha Caalamka ayaa ku sugan Madaxtooyada kuwaasi oo wadatashiyo la leh Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud.

Macadda cida sida rasmiga ah loo magacaabi doono Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya hase ahaatee waxaa la sheegayaa inay ugu cadcad yihiin rag ay ka mid yihiin Farmaajo iyo nin magaciisa lagu sheegay Saacid

Dadka ayaa waxa ay dhagta u taagayaan dal iyo dibad cida noqon doonto Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la filayo in maanta ama caawa lagu dhawaaqo.

Waxii kusoo kordha kala soco Warlalis.com.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden