» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dhuusamareeb oo amar laga soo saaray

 

Iyadoo falal amni daro ay kusoo bateen magaalada Dhuusamareeb ayaa Taliyaha amniga ee degmada Dhuusamarreeb, Farxaan Macallin Cali waxa uu sheegay in gaadiid leh miraayad beensal ah oo madow aan lagu arki Karin magaalada.

Farxaan ayaa sheegay in sababta ay sidaas u sameynayaan ay tahay sidii amniga loo xaqiijin lahaa, kaddib markii dhowr jeer oo hore gaadiid muraayado madow lagu geystay falal ammaan-darro ah.

Taliyaha ayaa ugu baaqay darawallada gaadiidka inay u hoggaansamaan amarka oo uu sheegay inuu yahay mid lagu xoojinayo ammaanka, isagoo ka digay in ciddii ka hor timaadda amarkan laga qaadi doono tallaabo waafaqsan sharciga.

Ma ahan markii ugu horreysay oo amar noocaan oo kale uu ka soo baxo maamulka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe, iyadoo bishii June ee sanadkan uu maamulku soo saaray amar uu ku mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden