» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Faroole oo loo digay

 

Wararka ka imaanaya Magaaladda Gaalkacyo ayaa sheegaya in Waxgaradka iyo Aqoonyahaanada Puntland ay Digniin kama danbeys ah ay u jeediyeen Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole

Kulan ay isugu yimaaden Waxgaradka iyo Aqoonyahaanada Puntland oo ka dhacay Magaaladda Gaalkacyo ayaa waxaa looga hadlay Xukuumadda Faroole oo iyadu lagu eedeeyay inay iska indha tireyso in waqtigeeda uu dhamaaday

Odayaasha iyo waxgaradka oo garabsanaaya Aqoonyahaanada ayaa Digniin adag u diray Madaxweynaha Maamulkaasu Puntland iyaga oona Farta ku goday in Farool uu doonayo in dagaal sukeeye uu ka dhaliyo Beelaha ku abtirsada Puntland.

Odayaasha iyo waxgaradka oo ay kamid ahaayen Salaadiin Caan ka ah Puntland ayaa Faroole ugu baaqay inuu ka digtoonado xil kordhinta islamarkaana gaarsiiyay Fariimo ay ku qoran yihiin Warqado taasoo lagu sheegay inay ku qorantahay in uu ka faga jignaado xilkordhinta waxa ayna sheegen in arintaasi aynan u dulqaadan doonin hadii uu fududeystay kordhinta xilkiisa.

Si kastaba ha ahaatee Gen Cali Baadiye ayaa sheegay inaysan u dulqaadan doonin in Xukuumadda ay kordhisato waqtigeeda isaga oona tilmaamay in xukuumadda looga bahan yahay inay tixgaliso qaanuunka iyo dastuurka si looga hortago waxa loogu yeeray Kaligii talis

Ugu danbeyntii Odayaasha iyo waxgaradka oo garabsanaaya Aqoonyahaano iyo Saraakiil ayaa xukuumadda Faroole ugu baaqay inuu soo dadajiyo doorashadda hadii arintaa laga waayo Puntland ay u tafaxeedan doonto Foodooyin wata Dagaalo qarsoon

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden