» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dilal ka dhacay Baydhabo oo dad loo qabtay

 

Taliyaha qeybta booliska ee gobolka Bay Gaashaanle sare Mahad
C/raxmaan Aadan ayaa waxa uu ka hadlay dil mid ka mid ah shaqaalaha
dowladda loogu gaystay magaalada Baydhaba iyo dad ay usoo qabteen
dilkaasi oo lala xiriirinayo inay ka dambeeyeen.

Waraysi uu siiyay Websetka Warlalis ayaa waxa uu ku sheegay Mahad
Cabdi raxmaan inay soo qabteen ku dhawaad 10 ruux kuwaasi oo uu
sheegay inay ka tirsan yihiin nabad diidka Shabaab sida uu hadalka u
dhigay xabsina ay dhigeen.

Taliyaha qeybta booliska ee gobolka Bay ayaa waxa uu sheegay in sidoo
kale ay ku raad joogaan kooxo kale oo iyana la tuhunsan yahay inay ku
lug lahaayeen dilka shalay dhacay iyo falal amni daro oo maalmihii u
dambeeyay magaalada ka dhacayay.

Mahad C/raxmaan Aadan ayaa waxa uu ku hanjabay inay cagta marin
doonaan Al Shabaab islamarkaana ay gacan bir ah ku qaban doonaan
amaanka magaalada Baydhaba iyo cid kasta oo isku dayda inay qalqal
galiso amniga magaalada.

Magaalada Baydhaba waxaa shalay ilaa daraad ka dhacay dilal iyo
qaraxyo qorsheysan xili in mudo ah magaalada oo dhiig badan uu ku
daatay ay xasiloonayd.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden