» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Xukuumadda oo sheegtay inay dib u howlgalineyso Warshadaha dalka

Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in ay dib u howlgalineyso Warshadii dharka ee Balcad iyo Washadaha kale ee dalka.

Ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka ganacsiga Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wahaab Ugaas Xuseen ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan qorshe ay ku howlgalinayaan Warshadihii dalka oo ay ka mid tahay Warshadii Dharka Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

C/wahaab Ugaas Xuseen ayaa waxa uu sheegay in haatan ay dayactirayaan Warshada Balcad oo gacanta dowladda soo gashay oo marka ay shaqo bilowdo uu sheegay in dhaqaale uu kasoo gali doono dalka, isaga oo sheegay in Caalamka ay kala hadleen in arintaasi ay gacan siiyaan.

Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo booqday degmada Balcad ayaa waxa uu sheegay in Balcad ay tahay meel qeraad badan oo caan ku ah Beeraha iyo Warshadii Dharka oo uu sheegay in la hirgalinayo.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden