» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Erig: “waan adkeyneynaa amaanka goobaha Shirarka ee Muqdisho”

 

Taliska Hay’adda Nabad sugida dowladda ee gobolka Banaadir ayaa
sheegay in ay adkeynayaan amaanka halka ay ka dhacayaan Shirarka lagu
soo dhisayo dowladda cusub.

Taliyaha Hay’adda Nabad sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Erig
ayaa waxa uu ka warbixiyay sida ay u sugayaan amaanka goobaha ay ka
dhacayaan Shirarka lagu soo dhisayo dowladda oo bilaabanaya 23-ka
bishaan oo ku beegan malinta isniinta oo beri ah

Khaliif Axmed Erig ayaa sheegay in dhamaan wadooyinka gala iyo kuwa ka
baxa goobta uu Shirka ka dhacayo ay si aad ah u sugayaan amaankeeda
ciidamada Nabad sugida, booliska iyo Milatariga kuwaasi oo xusay inay
howlgali doonaan dhamaan Isgoysyada magaalada Muqdisho.

Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay horay u sheegtay in la xirayo
qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho marka ay bilowdaan
Shirarka ka dhacaya magaalada Muqdisho oo uu ugu soo horeeyo midka
Ergada ansixinta dastuurka.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden