» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Faah faahin ku saabsan dagaal ka dhacay Bakool


Kadib markii Al Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamo Dowladda KMG ah ay ku leeyihiin meel qiyaastii 3-KM u jirta duleedka Magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa ka bilowday degmada dagaal culus oo labada dhinac u dhaxeeyay.


Goobjoogayaasha ayaa sheegaya in Dhinacyada dagaalamay ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa, kala duwan. waxaana la sheegay in dagaalka uu qasaaro kasoo gaaray dhinacyadii uu u dhaxeeyay sida ay xaqiijinayaan dadka deegaanka ah.

Maamulka degmada Xudur ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in xalay Ciidamo ka tirsanaa AL Shabaab ay weerar kusoo qaadeen islamarkaana ay qasaaaro gaarsiiyeen sida uu hadalka u dhigay.


Dhinaca kale oo majiro wax war ah oo kasoo baxay Al Shabaab oo ku aaddan dagaalkaasi, inkastoo hadda xaaladdu ay tahay mid degan islamarkaana Ciidamada Dowladda ay gacanta ku hayaan sida la sheegay Deegaannadii lagu dagaalamay.

Magaalada Xudur ee gobolka Bakool waxaa mararka qaar ka dhaca dagaalo iyo duqeymo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya, iyadoo inta badan la sheego in dagaaladaasi ay qasaaro kasoo gaaraan dadka rayidka ah oo aan waxba galabsan.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden