» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Faahfaahinta qarax ka dhacay Kismaayo

 

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ayaa
sheegaya in qarax loo adeegsaday bam-ka gacanta laga tuuro uu xalay ka
dhacay bartamaha magaalada.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in qaraxa lagu weeraray ciidamo ka
tirsan dowladda oo ku sugnaa goob maqaayad ah oo laga shaaheeyo.

Macadda qasaaraha dhimasho ee ka dhashay qaraxa balse waxa uu sababay
dhaawaca 5 ruux oo isugu jira dad rayid ah iyo askarta qaraxa lala dan
lahaa.

Baaritaano ay sameeyeen ciidamada dowladda qaraxa kadib ayaa waxa ay
ku qabteen dad aan la cayimin tiradooda oo lala xiriirinayo inay ka
dambeeyeen qaraxaasi.

Ma ahan markii u horaysay oo magaalada Kismaayo uu ka dhaco qarax
balse waxaa jiray in dhowr jeer oo hore ay qaraxyo iyo dilal ka
dhaceen magaalada.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden