Faransiiska
oo cambaareeyay qaraxyadii Muqdisho
Dawlada Faransiiska ayaa sheegtay inay ka xuntahay qorshihii
lagu damacsanaa in lagu dilo M/wenaha Soomaliya Xasan Shikh
Maxamuud
War Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweenaha Faransiiska
ayaa lagu sheegay inay dawladiisu ka xuntahay qaraxyadii shalay
ka dhacay Hotel Jasiira xilli uu Madaxweynaha Soomaaliya uu
kulamo la qaadanayay madax ka socotay dawlada Kenya.
Madaxweynaha Faransiiska Frances Holland ayaa war saxaafadeedkiisa
tacsi ugu diray ciidamada Midowga Africa AMISOM iyo kuwa Meliteryga
Soomaaliya oo ku geeriyooday qaraxyadii shalay ka dhacay Hotell
Jasiira oo kuyaala degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir.
Ugu danbeentii warka kasoo baxay M/wenaha France ayaa lagu
sheegay in dowladiisu la garab istaagi doonto taageero dhan
kastaah dowlada Cusub ee Soomaalya M/weynahana uu ka yahay
Prof Xasan Shikh Maxamuud.
Q,M iyo qaar ka mid ah wadamada taageera Soomaaliya ayaa
sidaas oo kale cambaareeyay qaraxyadii shalay oo Shabab sheegtay