» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Madaxweynaha Puntland maxuu ka yiri tahriibka Soomaalida


Isaga oo la hadlayay laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa waxa uu kaga hadlay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Max'ed Faroole Tahriibka dadka Soomaalida ah oo qaar ka mid ah ay ka baxaan xeebaha deegaanada Maamulka Puntland.

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay ka xun yihiin islamarkaana aysan wanaagsaneen tahriibka dadka Soomaalida ah oo sii badanaya kaasi oo u sababeeyay duruufaha adag ee ka jira dalka, waxaana si loo hakiyo uu ugu baaqay Calamka inay shaqo u abuuraan Soomaalida.

Hadalka Madaxweyne Faroole waxa uu imaanayaa iyadoo Puntland xeebaheeda ay ka baxaan dad badan oo Soomaali ah kuwaasi oo u tahriibaya wadanka Yemen.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden