» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Gaari jiiray Baalle ku yaalla Maka Al Mukarama oo ganaax la duldhigay

 

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ganaax lacageed duldhigay Darawalka
gaari maanta burburiyay mid ka mid ah Baalayaasha wadada Maka Al
Mukarama.

Sida ay Warlalis u sheegeen dad goobjoogayaal ah Gaari nuuciisa uu
yahay Xamuul ayaa waxa uu maanta jiiray mid kamid ah Baalayaasha ku
shaqeeya cadceeda qoroxda oo Maamulka gobolka Banaadir uu ka
hirgaliyaya wadada Maka Al Mukarama kaasi oo uu burburiyay.

Mas’uuliyiinta Maamulka gobolka Banaadir oo uu ka mid yahay Afhayeenka
Maamulka ee gobolka Max’ed Yuusuf ayaa sheegay in darawalka waday
gaariga ay xireen, waxaana ay intaasi ku dareen inay duldhigeen
ganaax dhan 1,000 dollar oo hadii uusan bixin uu sheegay inay gaariga
kala wareegayaan.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay usoo saaray digniin ku socotay
wadayaasha gaadiidka taasi oo ku aadanayd in gaadiidka waxyeeleeyo
Baalayaasha wadada Maka Al Mukarama laga qaadayo lacag dhan 1,000
dollar hadii kalana gaariga lala wareegayo.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden