» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Kenya yaa ku gacansiiyay qabsashada Kismaayo

 

Sida lagu qoray Barta lagu magacaabo Dii-paak Ee ka faaloota arimha sirdoonka isra’iil ayaa ku gacan sisay kenya Qabsashada Magaalada kismaayo ee xaruunta gobalka J/Hoose.

Qorshaha taageerada Is’raaiil Ee kenya ayaa soo bilowday 16 Octobar ,kaa oo soo idlaaday 29 Septembar 2012


Bartan Electroniga ah ayaa intaasi ku dareysa in Khubarada Reer galbeedka aysan hore u rumeesneyn in ciidamda kenya Ee gaaraya ku dhowaad 60 kun oo askari ay ku guuleysan karaan la’wareegista dhul ballaaran Oo uu leeyahay dal weyn sida somalia.

Warka waxa uu intaasi sii raacinayaa oo uu sheegayaa in khubarada reer galbeedka ay lamafilaan ku noqotay in Milatariga kenya uu ka guuleesto dagaal yahanada Xaakada Al-shabaab oo tiradooda lagu qiyaaso 25 kun oo askari ,waana arin ay horey ugu fashilmeen ciidamadii gaarka ahaa Ee mareykanka sanaddii 1993dii iyo waiba ciidamadii milatariga Ethiopia oo iyana ku fashilmay duulaankoodi somalia 2006dii kuwaa oo isaga baxay soomalia iyaga oo huwan khasaaro ka soo gaaray dulaanka ay ku qaadeen soomalia.

Wargeyska ayaa ku qeexay Warbixinta in kastoo dowladaha mareykanka iyo Fransiska ay beeniyeen ku lug lahaan shahooda dagaalka ka soconaya soomalia , haddana waxaa dhab ah in diyaaradaha wax basasa ay tagereen milatariga Kenya oo ay ka saacideen macluumadka sirdoonka iyo duqeynta xagga hawada ah
dowladda faransiiska ay ku saaciday milatariga kenya maraakiib dagaal oo ku soo daad gureeyay askar farabadan iyo saanad milatari xeebta magaalada kismaayo Ee xaruunta gobalka J/Hoose.

Inkastoo kenya ay gacan kaga heshay dagaalkeeda soomalia dowladaha mareykanka iyo Faransiiska haddana dhabtu waxa ay tahay in Taageerada xaqiiqda in isr’iil ay ku gacan siisay kenya qabsashada Kismaayo
Warbixinta waxa ayaa farta ku fiiqeysaa dhinacyada isra’iilay ka taageertay Kenya waxaana lagu soo koobay sedex dhinac oo kala ah :

1- Dajinta gorshaha dagaal ee kenya ay kawado somalia iyo talo siin ciidamada Milatariga Kenya ee ka dagaalamayay Kismaayo iyada oo qorshahaasina milatariga kenya uu ka faa’iideystay
waxaa kaloo ka mid ah talooyinka la’siiyay milatariga kenya in aysan ku dag degin qabshada dhul ballaaran oo katirsan soomalia lakin marka hore ay ballaariso duqeynta xagga hawada ah oolagu wiiqayo awooda xarakada al-shabaab.

2-Isra’iil oo hub ku taageertay milatariga kenya oo ay ku jiraan diyaaradaha dagaalka kuwooda aan duuliyaha laheyn iyo macluumaad dhanka sirdoonka ah.

3-waxaa kaloo isr’iil ay ka taageertay kenya fashilinta weeraro argagixiso oo lala damacsanaa goobaha dadka ay isugu yimaadaan Ee magalooyinka waa weyn Ee dalka kenya ,iyadoo saraakiil isr’iiliyiin ah ay talooyin siiyeen laamaha amaanka kenya kuwaa oo sura galiyay in laga hortago ama la’fashiliyo qaraxyo ka dhici lahaa dalkaas Kenya.

War bixinta ayaa waxaa lagu dabacay barta lagu magacaabo Deep-ka Ee ka faaloota sirdoonka

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden