» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo beeniyay eedeen ay u jeedisay dowlada

 

 

Cabdi C/qadir oo ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaarha oo waresi siiyay idaacada Kulmiye ayaa waxa uu wax kama jiraan ku tilmaamay eedeen ay u soo jeedisay wasarada ganacsaiga taasi oo aheyd in ay diideen la shaqeynta wasaarada waxaana uu sheegay in dhankooda ay wasaarada ku eedenayaan in aysan xariir la soo sameyn Ganacsatada

Sido kale Guuleed oo isna ka mid ah ganacsatada suuqa bakaaaro ayaa waxa u tilmaamay in laga qaado lacago xad dhaaf ah oo aysan awoodin isagoona intaas ku daray in sadex wasaaradood ay lacago ka qaadaan kuwwasi oo uu ku sheegay wasaarada Maalyada Wasaarada Ganacsiga iyo wasaarada Arimaha Gudaha waxana uu xukuumada ka dalbaday in arinmtaasi wax laga qabto

Guuleed ayaa ugu dambeyntii waxa uu sheegay in ay ganacsatada diyaar u yihiin in wasaarada Ganacsiga ay ka qaataan aqoonsi ay ku shaqeystaan

Shalay ayay aheyd markii wasaarada Ganacsiga ee xukuumada KMG ah ay eedeen dusha kaga tuurtay ganacsatada suuqa Bakaaraha oo ku aadan in ay diideen wada shaqeyn dhax marya wsaarada ganacsiga iyo ganacsatada


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden