» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ganacsatada oo loogu baaqay inay dhimaan qiimaha maciishada


Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday ganacsatada in ay dhimaan qiimaha maciishadda maadaama la gelayo bisha Ramadan ee fadliga iyo Kheyrka badan.


Isaga oo la hadlay Websetka Warlalis C/wahaab Ugaas Xuseen oo ah Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa ka dalbaday Ganacsatada Soomaaliyeed in ay u naxariistaan shacabka tabaaleeysan marka la gaaro bisha Barakeysan ee Ramadaan oo qiimaha maciishada ay hoos u dhigaan.


Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in xasanaad badan ay ka helayaan ganacsatada hadii adhimaan qiimaha maciishadda isla markaana ay afuriyaan shacabka Sooman ee danyarta ah kuwaasi oo uu sheegay in ayan jirin wax ay haystaan oo ay kaga gudbaan bisha Barakeyan ee Ramadaan.


Hadalka Xukuumadda ayaa waxa uu imaanayaa Iyadoo ay soo dhawdahay bisha Barakeysan ee Ramadaan dhaqankuna uu yahay in wax la bixiyo.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden