» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Dowladda oo maamul u magacaawday gobolka Galgaduud

 

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga Xukuumadda KMG ayaa maanta Maamul cusub oo hoostaga dowladda u magacaawaday gobolka Galgaduud.

Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda ayaa waxa ay dowladda Maamul ugu magacaawday gobolka Galgaduud kaasi oo iyada hoos tagi doona xili Maamulo kala duwan ay ka jiraan gobolka.

Mas’uuliyiinta la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah Axmed Yuusuf Xasan oo loo magacaabay Gudoomiyaha dowladda ee gobolka Galgaduud, Macalin Cabdi Raxmaan Geedo qoroow oo loo magacaabay Gudoomiyaha Dhuusamareeb iyo sidoo kale Cismaan Ciise Taardhuleed oo loo magacaabay Gudoomiyaha degmada Guriceel sida uu ku dhawaaqay Agaasimaha wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Bashiir Goobe.

Mas’uuliyiinta la magacaabay ayaa waxa ay ka tirsanaayeen Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca oo ay uga magacaabanaayeen deegaanada hada ay dowladda u magacaawday, waxaana tani ay ka dhigan tahay in Mas’uuliyiintaasi ay hada si toos u hoostagayaan dowladda.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden