» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Shabaab ku dagaalamay Gedo iyo Shabaab oo goosasho bilaabay

 

Dagaal u dhaxeeyay rag ka wada tirsan Al Shabaab ayaa waxa uu ka
dhacay halka lagu magacaabo Birta dheer oo u dhow magaalada
Garbahaareey.

Isku dhaca Ciidamada ka wada tirsan Al Shabaab ayaa warar hoose waxa
ay sheegayaan inuu ka dambeeyay kadib markii rag ku biiri rabay
dowladda oo kasoo goostay Shabaab ay ka war heleen dagaalyahaano kale
oo Shabaab ah kuwaasi oo wadada u galay.

Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo la hadlay Warlalis
ayaa waxa uu sheegay in wadaan qorshe ay uga dhaadhicinayaan
dagaalyahanada Al Shabaab ee kasoo horjeeda inay kusoo biiraan
dowladda Soomaaliya.

Max’ed Cabdi Kaliil ayaa sheegay inay jiraan rag badan oo iska soo
dhiibay dhinaca al Shabaab halka kuwa kalana uu sheegay inay ku raad
joogaan sidii ay uga soo goosan lahaayeen Al Shabaab oo ay ugu soo
biiri lahaayeen dowladda.

"Waxaan u sameyneynaa dhalinyarada kusoo biirta dowladda barnaamijyo
ay ka mid yihiin inaan ka iibino hubkooda, dhaqan celin, waxbarasho
iyo inaan shaqaalaysiino”ayuu yiri Kaliil.

Gudoomiyaha gobolka Gedo ayaa waxa uu dhinaca kale sheegay in waqti
dhow ay ka saarayaan Al Shabaab deegaanada Baardheere iyo Buurdhuubo
oo uu sheegay in aysan kusii nagaan doonin Al Shabaab oo ay uga
saarayaan sida ugu dhaqsiyaha badan.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden