» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Wada hadaladii Sheekh Shariif iyo Siilaanyo oo heshiis laga soo saaray

 

Heshiiskaani ayaa wada gaareen Labada Madaxweyne ee dowladda KMG iyo Maamulka Somaliland ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Axmed Max’ed Max’ud Siilaanyo ayaa waxa uu ka dambeeyay kadib wada hadalo labada Mas’uul ay ku yeesheen magaalada Dubaia ee dalka Imaaraadka Carabta.

Sheekh Shariif iyo Siilaanyo ayaa waxa ay wada gaareen heshiis ka kooban 4 qodob oo ay ka mid yihiin in ay ka sii shaqeeyaan labada Gudi ee dowladda iyo Somaliland ee ku shiray London iyo in iskaashi iyo wax wada qeybsi uu dhexmaro Somaliland iyo dowladda KMG.

Wasiirka Gaashaandhiga ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Xuseen Carab Ciise oo Madaxweyne Shariif la socda ayaa waxa uu sheegay in muhiimada Shirka Madaxweynayaasha uu ahaa adkeynta heshiiskii magaalada London, waxaana uu sheegay in aan la isla gaarin arinta ugu muhiimsan ee ah in Somaliland ay raacdo Soomaalida inteeda kale ama in la madaxbaneeyo.

Waa markii u horaysay oo ay is horfariistaan oo ay wada hadalo yeeshaan dowladda iyo Maamulka Somaliland tan iyo markii Maamulkaasi uu ku dhawaaqay sanadkii 1991 in uu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale.


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden