» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Hay'adda Culumada oo dhaliishay dastuurka

 

Sheekh Bashiir Axmed Salaad, Gudoomiyaha Hay'adda Culumadda
Soomaaliyeed oo maanta Saxafiyiinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in
dastuurka ay ku jiraan qodobo badan oo ka horimaanaya shareecadda
Islaaamka kuwaasi oo uu ugu baaqay Ergada ansixinta dastuurka in ay ka
saaraan oo aysan ansixin dastuurka iyaga oo aan tafatirin.


Waxaa sidoo kale la hadlay Warbaahinta Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo
isna ka tirsan Hay'adda Culumada Soomaaliyeed kaasi oo sheegay in
dowladda ay horay u sheegtay inay qaadatay ku dhaqanka shareecadda
Islaamka balse waxa uu sheegay in taasi ay beenowday dastuurkana uu
yahay mid aan u cuntameynin Umada Soomaaliyeed.


Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa waxa ay horay u codsatay in
dastuurka la horkeeno si ay u aqriyaan oo ay uga saaraan waxyaabaha
lidiga ku ah shareecadda Islaamka.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden