» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

ICRC oo ka deyrineysa dhibaatada nolol xumo ee ka jirta dalal ay ka mid tahay Soomaaliya

 

 

Madaxa Hay’ada ICRC Jakob Kellenberger, oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada GENEVA ee dalka SweezerLand ayaa sheegay in Wadamo Somalia ay kamid tahay ay kajirto Xaalad Bani aadanimo oo aad u daran oo ugu horayso Nafaqa daro haysata Haweenka iyo Caruurta u dhashay dalalka Somalia ay kamid tahay.

Jakob Kellenberger ayaa tilmaamay in Sanadkii lasoo dhaafay 1.2 Billion ay ku qarash gareeyeen 80 dal oo Soomaalia ay kamid tahay kuwaas oo la daala dhacaya xaalad bini’aadinimo .

Madaxweynaha Hay’ada ICRC ayaa walaac ka muujiyay kumanaan ruux oo aan helin gar gaar kuwaas oo ku sugan gobollo Somalia ku yaala oo xarakada al Shabab ay ka taliso. isagoona sheegay in Al Shabab ay diidan tahay in loo gurmado dhibanayaasha u badan haweenka iyo caruurta.oo ay hay’adaha gar gaarka ay ka mamnuucday inay ka howlgalaan goobaha ay ka taliyaan.

Sid ookale ICRC ayaa dalbatay in dalalka Deeqaha bixiya ay sii laba laabaan Gurmadka Bani aadanimo oo Cuntada ay ugu horyso islamarkaana la siinayo dadka Soomaaliyeed ee ay kasii muuqanayaan Raadadka ay reebtay Abaartii Sanadii hore 2011kii ku dhufatay Soomaalia

Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ayaa dhowr jeer sheegay in Soomaalia ay kajiraan Xaalado Bani aadanimo oo u baahan in wax laga qabto inkastoo Hay’adaha Ajaanibta ah aysan door muuqda kaqaadan Gurmadkii dadka Soomaaliyeed xiligii Abaarta

Dadka qaar badan oo ka mid ah ayaa aaminsan in khilafkaan cusub ay ku lug leeyihiin oo ay gadaal ka riixayaan qaar ka mid ah madaxda ugu sareysa dowladda oo ayagu doonaya in meesha laga saaro gudiga dastuurka.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden