IGAD oo
u digtay saxiixayaasha Road-Map,ka Soomaaliya
War saxaafadeed laga soo saaray kulan ay magaaladda Addis-Ababa
ku yeesheen wasiiradda arrimaha dibbadda wadamada ku jira
urur goboleedka IGAD ayaa waxay ugu baaqeen saxiixayaasha
Road-Map,ka ee Soomaaliya inay joojiyaan hadalada kul kul
ee ay warbaahinta isku
mariyaan iyo shirararka gooni goonida ah ee ka dhanka ah qorshaha
Road-Map,ka inta lagu guda jiro marxaladda kala guurka ah
ee wadanku
hadda ku jiro.
Sida war saxaafadeedka ku qoran madaxda Soomaalida ee saxiixay
qorshaha Q,Mgar wadeenka ka tahay ee Tubta Nabada loogu magic
daray
waxaa loo jeediyay inaysan kas soo hor jeesan qiorshaha socda
ee ladoonayo in wadanka looga saaro xaaladda KMG ah looguna
gubayo dawlad
dhexe ee wadanku yeesho.
IGAD waxaa ay war saxaafadeedkeeda ku sheegtay in cid kasta
oo loo arko inay carqaladaynayso hanaanka Soomaaliya looga
saarao ku meel
gaarnimada laga qaadi tilaabo adag oo la cuna qabatayn doono.
Waxaan ugubaaqaynaa madaxda Soomaalida inaty joojiyaan
hadalada kul kul ee ay hawada isku mariyaan waayo waxay dhibaato
ku tahay qorshaha
looga baxayo ku meel gaarnimada ayaa lagu yiri war saxaafadeedka
ay soo saareen wasiiradda arrimaha dibbada wadamada ku jira
urur
goboleedka IGAD .
Wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Augustina
Mahiga ayaa ayaa dhawaan digniin u diray cid kasta oo carqalad
ku noqota in
Soomaaliya ku meel gaarnimada ka baxdo