» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ilka Xanaf: “dastuurka kuma cada shaqada Garsoorka iyo xuquuqdiisa”


Maxkamadda sare ayaa sheegtay in dastuurku uusan ku qeexnayn xuquuqdii Garsoorka iyadoo dhinaca kale sheegtay in khatar badan ay soo wajahdo Garsoorayaasha Maxkamadda sare.


Isaga oo ka hadlayay munaasabad lagu dhaarinayay 52 Garsoore oo horay loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda sare Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf aya waxa uu sheegay in Dastuurka aysan ku caddayn Xuquuqda garsoorka iyo shaqada qaar ka mid ah masuuliyiinta maxkamadda sare,waxaana sidaasi daraadeed uu codsaday in arinkaasi dib u eegis lagu sameeyo oo wax laga badalo.


Gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa dhinaca kale caddeeyay in garsoorayaasha Maxkamadda ay haysto amni xumo iyo dhaqaalo darro taasi oo uu sheegay inay keentay inay gudan waayaan shaqadoodii, isagoo xusay in la dilay in kabadan toban garsoore taasina aan wali wax laga qaban .


Cabashada Maxkamadda sare ayaa ku biiraysa mida shacabka ay ka muujinayaan dastuurka oo haatan ansixintiisa loo fadhiyo.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden