» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Weeraro Al Shabaab ay ka gaystaan Ingiriiska oo laga digay

 

Madaxa Sirdoonka Brtaain MI5 jonathan Evans yaa kadigay Weeraro Argagaxisanmo oo Xarakada Al-Shabaab ee Al-Qaacida ku biirtay iyagoo ku soobegaya Tartanka Orodada Aduunka oo Bisha soo socota lagu qaban doono Magaalada London ee caasimada Ingiriska

Jonathan EvansWaxa uu sheegay in Sirdoonka Ingiriiska ay ku dadaalayaan sidii ay u hli lahaayeen Xogta Saraakiil ka tirsan Al-Qaacida oo ku sugan Britain kuwaas oo Internetka kula sheekeysta Xubno kale oo ka mid ah Al-Qaacidada Caalamka islamarkaana ay kawada hadlaan sidii ay Qaraxyo uga fulin lahaayeen dalka Britain

Sidookale Madaxa Sidonka Britain ee layiraahdo MI5 ayaa tilmaamay in inkabadan 200 oo ah Muwaadiniin UK u dhashay ay kabarbar Dagaalamaan Xarakada Al-Shabaab islamarkaana ay suurtagal tahay in ay dib ug laabtaan Ingiriiska ayna Fikradohoda ka dhaadhicin karaan Dhalinyaro kale taasina ay ka walaacsan yihiin

Dowladda Brtain ayaa dhowr jeer Cabsi ka muujisay Weeraro iyo Qaraxyo ay Al-Shabaabka Soomaalia ay kageysan karaan Ingiriiska balse waxaa arin cusub noqoneysa in iminka wal wal laga qabo in ay ku soo began Tartanka Orodada Aduunka


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden