» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Safaaradda Isra’il ee Kenya oo ka digtay Qatar ka timaada Shabaab

 

Safaaradda Maamulka Isra’il ee dalka Kenya ayaa waxa ay ka digeysaa
weeraro Al Shabaab ay ku qaadaan muwaadiniinteeda ku sugan Kenya.

Warsaxaafadeef kasoo baxay Bayaan kasoo baxay Safaaradda Isra’il ay ku
leedahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in
Kenya ay ka mid noqon karto dalalka Africa oo ka dhacaan weerarada ay
damacsan yihiin kooxaha Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama Soomaaliya.

Bayaankaani ay soo saartay Safaaradda ayaa waxa ay ugu baaqday
muwaadiniinta Isra’il iyo sidoo kale shacabka Kenya inay muujiyaan
taxadar dhinaca amaanka ah si ay naftooda u badbaadiyaan islamarkaana
ay iska kaashadaan ka hortaga weerara ka dhaca Kenya.

Tani waxa ay sii kordhineysaa walaac laga qabo weeraro hor leh oo ka
dhaca wadanka Kenya, iyadoona digniintaani ay sidoo kale qeyb ka
noqoneyso digniino horay uga soo baxay Mareykanka oo ku aadanaa in
laga fiijignaado qatarta weeraro ka dhaca Kenya.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden