» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Itoobiya iyo Puntland oo hishiis wada saxiixday

 

 

Madaxweynaha mamul goboleedka Puntland C/raxmaan Max’ed Max’ud faroole ayaa waxa uu ka hadlay kulamo ay la qaateen dowlada Itoobiya Kaasi oo ku saabsanaa wada shaqeyn dhax marta laba dhinac ee Itoobiya iyo Puntland oo ku aadan dadka dambiyada ka gala labada dhinac in ay is dhaafsadaan

Waxana uu Faroole sheegay in ay isku afgarteen dowlada Itoobiya sidii uu iskashi buuxa uu u dhaxmari lahaa iyaga Iyo Itoobiya isagoona intaas ku daray in cid kasta oo dambi ka soo gasha Itoobiya oo ku sugan Puntland ay u celin doonaan sidoo kalena cid kasta oo Puntland dambi ka gasha oo ku sugan Itoobiya ay dib ugu soo celiyaan Puntland

Hishiiskan ay wada galeen Itoobiya Iyo Puntland ayaa waxa uu imaanaya iyadoo wararku ay sheegayaan in ay marar badan ay Puntland ay Itoobiya u gacan galisay dad badan oo soomaali ah oo ay ku jireyn culuma Udiin kuwaasi oo ay ku sheektay in ay ka tirsan yihiin shabaab iyo Al qaacida


Madaxweynaha soomaaliya Sheekh Sharif Sheek Axmed iyo dhigisa Ruwaanda ayaa wada qaatay kulan mudo saacado ah qaatay kaasi oo ay ugu wada hadlayeen xalada soomaaliya iyo sidii uu iskashi dhan kasta uu ku dhax mari lahaa labada wadan

Madaxweyne shariif ayaa shalay waxa uu gaaray dalka Ruwanda isgoona maanta lagu wado in uu lumao la qaato jaaliyada soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ruwanda iaydoo jaaliya soomaaliyeed eek u sugan ruwanda ay shalay madaxweynaha ku soo dhaweyeen gagada diyaarada ee dalka Ruwanda

Safarka madaxweynaha ayaa waxa uu ka mid yahay safaro uu xiliyadii dambe ku marayay dalaka caalamka kuwaasi oo uu kala hadlayay arimaha Soomaaliya iyo sida la isga kasahn lahaa sidii nabad lagu soo celin lahaa soomaaliya


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden