» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Jawaab laga bixiyay hadal kasoo baxay Caalin

 

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Galmudug ayaa waxa uu ka jawaabay hadal
kasoo baxay Maxamed Axmed Caalin oo ku aadanaa in uu wali isaga yahay
madaxweynaha Galmudug islamarkaana uu xalinayo khilaafka salka ku haya
is qabqabsiga Madaxtinimada Maamulka.

Axmed Baasto ayaa sheegay in Caalin uu yahay Madaxweynihii hore ee
Galmudug balse uu xiligaan Madaxweyne ka yahay Maamulka Cabdi Xasan
Cawaale Qeybdiid oo uu sheegay in aysan jirin cid ku qabsan karta
talada isaga oo sheegay in Caalin ay ka qaadayaan waxii talo ah balse
aysan jirin wax la xalinayo oo ku saabsan Madaxtinimada Galmudug.

Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in Maxamed Axmed Caalin aan loo baahneen
in khilaaf hor leh uu sii horseedo, isaga oo sheegay in doorasho xur
ah ay ka dhacday Gaalkacyo taasina uu kusoo baxay Cabdi Qeybdiid oo
hada uu sheegay in la aqoonsan yahay gudaha iyo dibadda dalka.

Khilaafka galmudug ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo Madaxtinimada
Galmudug ay isku haystaan sedex Madaxweyne inkastoo hada Cabdi
Qeybdiid uu ku howgalo Magaca Galmudug.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden