» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ciidamo Jabuutiyan ah oo gaaray Baledweyne

 

 

Sida ay Warlalis u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan dowladda iyo
ciidamada AMISOM waxaa saacadihii lasoo dhaafay laga soo bilaabo
shalay galab gaaray magaalada Baledweyne cutubyo ka tirsan ciidamada
Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM.

Labo cutub oo ka tirsan ciidanka Jabuuti ee qeybta ka ah howgalka
AMISOM iyo gaadiid milateri oo ay wataan ayaa shalay galinkii dambe
gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Ciidamadaani oo si aad ah u hubaysan ayaa sidoo kale waxaa xaqiijiyay
gaaritaankooda magaalada Balwedweyne dad deegaanka ah oo arkay,
waxaana Saraakiisha ay sheegeen in dhowaan gobolka Hiiraan la geyn
doono ciidamo kale oo Jabuutiyaan ah, si loo sugo amniga gobolka.

Dhawaan ayey ahayd markii Jabuuti ay balan qaaday inay soo
dhamaystirayso ciidamada ka jooga Soomaaliya.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden