» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

AMISOM oo todobaad loogu daray joogitaankooda

 

Golaha amanka qm ayaa fadhi ay maalintii arbacada ay yeshen waxa ay isla ogolaadeen in ciidamada midawga afrika ee ka hawgalaya somalia loogu daro maandetkooda 7-maal mood kuwaasi oo ay hawgalkoda ku akeyd 31-kii bishi october,golaha amanka 15-kisa xubnood ayaa ka fadhisan doona kadib marka ay dhamato 7-dasi maal mod sidii hal sano logu kordhin lahaa ciidamada amison hawgalka ay kawadaan somalia.

Xubnaha golaha amanka ayaa kula kala aragtiyo duwanaaday sdii loo meel marin lahaa dib u eegid lagu sameeyo in somalia laga qaado xayiraada dhanka hubka ee lagu soo rogay sanadii 1991-ki.

Sidoo kale inta uu soconayay fadhiga looga hadlayay arimaha somalia ayaa xubnaha golaha amanka waxa ay isla soo hadal qaaden xayirada dhanka dhoofinta dhuxasha ee somalia saran.

Diblomasiyinm kusugan xarunta qm ayaa sheegay in ay socon doonan ka doodista arimaha dalka somalia.

Diblomasiyinta aya sidoo kale sheegay in todobadka soo aadan la dhamaytri doono arimaha kaga aadan somalia iyadoo fadhigi golaha ay sameyn ku yeelatay dabaeelaha saandi ee maraykanka ku dhuftay.

Golha ayaa arbacada soo socota ka fadhisan doona sidi ay uga doodi lahayen waqti kordhinta ciidamada amisom ee kusugan somalia.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden