» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Ka gubida xiliga KMG ah oo rajo xumo laga muujinayo

 

Qeybaha kala duwan ee bulshada Muqdisho ayaa waxa ay rajo ka
muujinayaan in waqtiga ka harsan bisha August looga gudbi karo xiliga
KMG ah.

Xili maalmo yar ay ka dhiman tahay waqtiga dowladda KMG islamarkaana
lagu soo dhisayo dowladda cusub ee bisha August ayaa qeybaha kala
duwan ee shacabka Muqdisho waxa ay rajo xumo ka muujiyeen in waqtiga
harsan lagu soo dhiso karo dowladda cusub marka loo eego waqtiga
harsan iyo khilaafka ka taagan habka loo dhaqan galinayo Roadmap-ka.

Nuur Xaaji C/qaadir ayaa qaba in uu qaldan yahay nidaamka lagu doonayo
in looga baxo KMG laguna soo dhiso dowlad rasmi ah, waxaana sidaasi
awgeed uu sheegay in aysan suura gal aheyn dhaqangalinta arintaasi.

Wabar Max'ed Wali ayaa isna dhankiisa sheegay in is qabqabsi baahsan
uu ka dhaxeeyo dadkii laga sugayay in dhibaatada ay ka saaraan dalka
ee Saxiixayaasha Roadmap-ka iyo Odayaasha dhaqanka, waxaana uu rajo
xumo ka muujiyay dhaqangalinta howsha laga sugayo dowladda iyo
Odayaasha dhaqanka.

Ugu dambeyn C/qaadir Max'ud Max'ed ayaa xalka u muuqda ku sheegay inuu
yahay in waqti dheeri ah ay u baahan tahay dowladda KMG sababo la
xiriira waqtigaan oo uu sheegay in howsha loo xilsaaray dowladda aysan
kaga bixi karin, isaga oo soo jeediyay 5 ama 7 bilood in lagu daro
waqtiga dowladda.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden