» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Kenya oo meesha ka saartay warar la isla dhexmarayo

 

Afhaayeenka ciidamada kenya ee qeybta ka ah kuwa AMISOM Colonel Cyrus Oguna ayaa shacabka soomaaliyeed ka dalbaya in howlgalka somalia kenya ay ka wado aysan u fahmin qabshaho ay qabsaneyso dhul ka tirsan dalka somalia balse ay dooneyso inay nabad ka dhaliso dalka somalia si wadamada bariga africa ku yaala ay u noqdaan kuwo ku talaabsada horumar.

Colonel Cyrus Oguna, ayaa sheegay in dad badan oo soomaali ah niyadooda ay ku jirto in kenya ay danleedahay inay si toos ula wareegto degadda magaalada kismaayo islamarkaana ay maamusho daqliga somalia degadaasi ka soo gala waxana uu sheegay in arimahaasi aysan sal iyo raad toona laheyn oo ciidamada kenya somalia u galeen sidii ay ula dagaalami lahayeen waxa uu ugu yeeray argigixisada oo uu sheegay in dalka kenya qal qal dhinaca amaanka ay geliyeen.

Ma dooneyno in na loo argo qabsasho aan qabsaneyno dalka somalia , waa in dadka soomaalida ay arintaasi niyadda ay ka saaraan.

Ciidamada kenya ee somali ku sugan ayaa qeyb waxa ay ka yihiin howlgalka AMISOM .

Dad badan oo soomaali ah ayaa kenya u arka in ujeedooyin qarsoon somalia ay ka leedahay.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden