» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Qaraxyo qasaaro gaystay oo ka dhacay Kenya

 

Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashay qaraxyo
xalay ka dhacay degmada Wajeer ee gobolka Waqooyi bari oo ay maamusho
dowladda Kenya.

Sida ay shegayaan Wararka laga helayo magaalada Wajeer ee gobolka
waqooyi bari dalka Kenya bombaanooyin kuwa gacanta laga tuuro lala
eegtay maqaaxi ku taala magaalada Wajeer oo ay ku sugnaayeen dad aad u
badan.

Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi kuwaas oo
qaarkood dhaawacoodu ay halis yihiin sida ay ku waramayaan saraakiil
booliska kenya ka tirsan oo la hadlay wakaaladda wararka ee Reuters .

Dadka dhaawacmay ayaa dhaawacoodu waxaa lagu dabiibayaa isbitaal ku
yaala degmada Wajeer kuwaasi oo dhaawacooda uu qaarkood culus yahay.

Dowladda Kenya ayaa ku eedeeysay Al Shabaab inay ka dambeeyaan
Qaraxyada ka dhacay Wajeer, waxaana ay Kenya ay sheegtay inay ku raad
joogto kooxihii weerarka ka dambeeyay.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden