» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Gudoomiyaha barlamanka oo sheegay in khilaafka uusan jiri doonin

 

Gudoomiyaha barlamanka Soomaaliya pro Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in waxi haatan ka dambeeya uusan jiri doonin khilaaf u dhaxeeya Madaxda dowladda.

Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in si rasmi ah ay u bilaabatay dowladnimada islamarkaana uusan jiri doonin is qabqabsi u dhaxeeya Gudoomiyaha barlamanka iyo Madaxweynaha taasi oo uu sheegay inay ragaadisay dowladii KMG ahayd.

Gudoomiyaha barlamanka Soomaaliya ayaa waxa uu intaasi ku daray in sharci uu u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha barlamanka kaasi oo lagu wada xisaabtami doono, waxaana uu ugu baaqay Soomaalida inay gacmaha is wada qabsadaan.

Dowladii KMG ahayd ayaa waxaa hareeyay khilaafaad saameyn ku yeeshay dowladda oo ay ka socon weyday khilaafkaasi oo si gaar ah ugu dhexeen jiray Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha barlamanka.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden