» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Khilaafka Galmudug oo la sheegay in la dhameeyay

 

Golaha wasiiradda Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay
magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegeen in la dhameeyay khilaafkii
ka dhaxeeyay Maamulka Galmudug.


Fadhi ay yeesheen kadib Golaha wasiiradda Maamulka Galmudug ayaa waxa
ay sheegeen in la dhameeyay khilaafkii u dhaxeeyay Madaxda sare
iyo barlamanka Maamulka ee ku aadan arrimaha doorashada.


Wasiirka Macdanta Galmudug C/laahi Axmed Cosoble oo ka hadlay kulanka
ayaa waxa uu sheegay in la dhameeyay qilaafka islamarkaana ay
dhaceyso doorashada Maamulka bisha August taasina waxa uu u xusay in
uu aqbalay Madaxweyne Caalin oo haatan ku xanuunsanaya magaalada
Nairobi kadib markii wadnaha laga qabtay.


Hadalkaani waxa uu imaanayaa xili khilaaf xooggan uu u dhaxeeyay
Mas’uuliyiinta Maamulka Galmudug kuwaasi oo isku hayay xiliga ay
dhaceyso doorashada Maamulka Galmudug.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden