» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Kismaayo oo la galay iyo Shabaab kasii baxay deegaano kale.


Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Jubada hoose ayaa sheegaya in Ciidamada huwanta ay maanta gudaha u galeen magaalada oo ay tan iyo Jimcihii la soo dhaafay duleedka ka joogeen.

Galitaanka magaalada ee ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii habeeno ka hor ay Al-Shabaab isaga baxeen Kismaayo kaddib markii ciidamada Kenya ay dhinaca badda ka galeen magaalada.

Dad ku sugan Kismaayo ayaa u sheegay Warlalis inay arkeen askar ka tirsan ciidamada dowladda oo koox-koox u maraya waddooyinka magaalada.
Dhinaca kale, wararka aannu ka heleyno gobolka ayaa sheegaya Al Shabaab ay isaga baxday Jammaame, Kamsuuma, Mugaanbow iyo deegaanno dhowr ah oo ku yaalla waqooyiga gobolka Jubbada hoose.

Wararka kale ayaa sheegaya in Maleeshiyada ka baxday deegannadaasi inay beegsatay dhanka howdka Buulo Gaduud ee gobolka Jubbada hoose.

Tani waxa ay dhabar jab weyn ku tahay Al Shabaab lamana oga waxa xiga doona qabsashada magaalada Kismaayo.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden