» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Maamulka Baledweyne oo ka hadlay cabasho kasoo yeertay shacabka

 

Iyadoo qoyska ku dhaqan galbeedka magaalada Baledweyne oo uu saameeyay fatahaadii wabiga Shabelle ay ka cabanayaan cadaalad daro lagu sameeyay gargaarka lasoo gaarsiiyay magaalada oo loo weeciyay intiida ugu badan Bariga magaalada ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Maamulka dowladda ee Baledweyne.

Duqa magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan Maxamed Xasan ayaa waxa uu sheegay in shacabka Baledweyne ay yihiin hal dad oo walaal ah loona kala eexan Karin, isaga oo meesha ka saaray in gargaarka loo weeciyay oo kaliya bariga magaalada si simana loo bixiyay.

Hase ahaatee waxa uu sheegay Maxamed Xasan in uu dhici karo qalad oo gargaarka uusan wada gaarin dadka, waxaana uu sheegay in hada ay ku howlan yihiin sidii ay wax ugu qaban lahaayeen dad ka cabanaya Maamulka iyo Hay’adaha samafalka ee galbeedka magaalada Baledweyne.

Magaalada Baledweyne ayaa waxa Ay u kala qeybsan tahay barri iyo Galbeed oo ay kala dagaan qabaa’ilo, waxaana dad ay ula barakaceen labada dhinac markii uu wabiga fatahay.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden