» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Maanta oo loo fariisinayo xalinta khilaafka Odayaasha

Gudiga xalinta khilaafaadka Odayaasha ayaa waxa uu sheegay in maanta ay u fariisanayaan xalinta Odayaasha dhaqanka ee lagu muransan yahay.

Iyadoo lagu dhawaaqay Gudiga xalinta khilaafaadka Odayaasha oo ka kooban 26 xubnood ayaa Gudiga waxa uu faah faahin ka bixiyay howsha uu qabanayo iyo Shir ay maanta u fadhiisanayaan xubnahooda.

Malaaq Max’ed Yacquub oo ka mid ah Gudiga ayaa waxa uu sheegay in maanta ay u fariisanayaan xalinta Odayaasha ayna ku rajo weynyihiin in ay kala saaraan Odayaasha rasmiga ah iyo kuwa aan ahayn, isaga oo xusay in ay soo saari doonaan wax lagu wado qanco.

Tan iyo markii Odayaasha beelaha Soomaaliyeed ee soo xulaya Ergada ansixinta dastuurka la isugu keenay magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxayay muran baahsan oo ka taagan Odayaasha kadib markii beelaha qaar ay ku doodeen in dad aan matalin meesha la isugu keenay.


 

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden