» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Maxaa lagu mecneyn karaa hadalkii ka soo yeeray Puntland

 

Aqoonyahaano Soomaaliyeed ayaa waxa ay ka hadleen waxa loo fasiran
karo hadal kasoo baxay Maamulka Puntland kaasi oo ahaa in dowladda
Soomaaliya ay ula shaqeyn doonaan hadba sida ay u shaqeyso.

Qaar ka mid ah aqoonyahanada ayaa waxa ay qabaan hadalkaasi uu yahay
mid khilaaf abuuri karo oo waxba aan ka badalneen sidii Puntland ay
ula dhaqmi jirtay dowladihii KMG ahaa oo in badan ay is qilaafeen.

Aqoonyahanada ayaa sheegay in mecnaha hadalkaasi uu iska cad yahay oo
ay ula jeedo Puntland in hadii dowladda ay go’aan aan dan ugu jirin
Puntland gaarto ay Puntland ka tashaneyso aayaheeda sida marar badan
ay sheegtay hadii sida ay doonto la yeelana ay la shaqeyneyso
dowladda.

Maamulka Puntland ayaa war kasoo baxay waxaa lagu sheegay in ka sakow
soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha in Puntland wada shaqeynta ay la
yeelaneyso dowladda dhexe ay ku qiimayn doonto hadaba sida ay ula
shaqeyso Maamulkooda.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden