» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Markab lagu sii daayay lacago madax furasho ah

 

Sida ay qortay wakaalada wararka ee Yeman ee Saba Kooxaha burcad
badeeda Soomaaliyeed ayaa sii daayay markab nooca shidaalka qaada ah
oo laga leeyahay wadanka Gariiga kaasi oo ay muddo Sadex sanno ah ay
heysteen.

Markabkaan oo ay la socdaan illaa iyo 24 ruux oo shaqaale ah ayaa la
sheegay in burcad badeedu ay sii daysay kadib markii ay ka qaateen
lacago madax furasho ah oo aan willi cadadkeeda la shaacin.

Shirkadda iska leh markabkaan ayaa war ay maanta kasoo saartay
xafiiskeeda magaalada Athens waxay ku sheegtay in wararka ugu dambeeya
ee ay helayso ay sheegayaan in markabkaasi uu ka dhaqaaqay xeebaha
Soomaaliya

Markab nooca shidaalka qaada ah ayaa la aaminsanayahay inuu sidoo
shidaal lagu qiimeeyay 32, 100 metric tons waxaana uu ku sii jeeday
markii la qafaalanayay dalka Ivory Coast.

Wakaaladda wararka ee Saba ee dalka Yemen ayaa ku waramaysa in burcad
badeeda Soomaaliyeed ay lacago madax furasho ah ka qaateen markabkaan
ay mudada afduub ahaanta u heysteen.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden