» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Maxaa laga filan karaa Madaxweyne Xasan Sheekh Max’ud

 

Prof. Ibraahim Muuse Heero oo ka mid ah aqoonyahadanada Soomaaliyeed oo la hadlay Warlalis ayaa waxa uu ka hadlay waxa laga filan karo Xasan Sheekh Max’ud Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee 4 sano ee soo socota.

Aqoonyahaanka ayaa waxa uu sheegay maadaama uu yahay Xasan nin Aqoonyahaan oo ka shaqeynayay arrimaha bulshada in laga filan karo inuu dalka ka samata bixiyo dhibaatada haysata, isaga oo ugu baaqay Madaxweynaha in uu wax weyn ka qabto amniga dalka

Mar uu ka hadlay waxa ay ku kala badalan yihiin Madaxweynayaashii hore iyo Madaxweynaha cusub Pro Ibraahim Muuse Heero ayaa waxa uu ku jawaabay in Madaxweynayaashii hore ay ku yimaadeen qori caaradiisa, isaga oo doorashadii xalay ku tilmaamay mid xor ah oo isbadalka taageertay.

Xasan Sheekh Max’ud ayaa waxa uu ka mid ahaa aqoonyahanada Soomaaliyeed, waxaana uu balan qaaday in wax badan ka qaban doono dhibaatada ka taagan islamarkaana uu horumar u horseedi doono.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden