» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Mahiga oo ku wajahan Kismaayo

 

Warar hoose oo uu helay Websetka Warlalis ayaa sheegaya in Wafuud ka socota QM oo uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ee QM u qaabilsan ay saaka ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose.

Mahiga ayaa waxa uu ku guur gali doonaa xaaladda magaalada Kismaayo oo hadii uu tago ay noqonayso markii u horaysay oo uu booqasho ku tago, waxaana ay booqashadaani ay daba socotaa booqashooyin Mas’uuliyiin QM ah ay ku tagayeen maalmihii dambe magaalada Kismaayo.

Amaanka magaalada Kismaayo ayaa si aad ah loo adkeeyay iyadoo halkaasi lagu arkayo ciidamo roondeynaya oo sugaya amaanka si looga hortago falal amni daro oo dhaca inta uu Wafdiga joogo.

Saraakiisha Maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo waxa ay ka gaabsadeen inay arintaasi ka hadlaan hase ahaatee ilo lagu kalsoon yahay ayaa inoo xaqiijiyay arintaasi.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden