» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Mahiga oo sheegay in barlamanka laga dhigayo 275 Xildhibaan

 

Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in
Odayaasha dhaqanka laga aqbalay go’aan ay horay u gaareen oo ahaa in
xubnaha barlamanka cusub tiradooda laga dhigo 275 Xildhibaan.

Iyadoo horay Odayaasha dhaqanka ay u go’aamiyeen in barlamanka cusub
laga dhigo 275 Xildhibaan ayaa Ergeyga QM ee Soomaaliya Mahiga iyo
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay si rasmi ah
u sheegeen inay ka aqbaleen Odayaasha dhaqanka Soomaaliya go’aankaasi
barlamankana laga dhigayo 275 Mudane.

Dhinaca kale Odayaasha dhaqanka ayaa waxa ay si aad ah usoo dhaweeyeen
in la aqbalo go’aankooda ah in barlamanka tiradiisa laga dhigo 275
Xildhibaan, iyaga oo talaabadaasi uga mahad celiyay beesha Caalamka
iyo dowladda.

Odayaasha dhaqanka ayaa waxa ay horay usoo saareen go’aano ay ka mid
tahay in tirada baralamanka cusub laga dhigo 275 Xildhibaan iyo in
odayaasha dhaqanka Gole sare.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden