» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Shirka Ergada ansixinta oo maalintii labaad ka soconaya Muqdisho

 

Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Muqdisho Shirka Ergada
ansixinta dastuurka oo shalay furmay kaasi oo dhamaan ay xaadireen
Ergada ansixinta dastuurka oo kooban 825 xubnood.

Madaxda dowladda iyo Mas’uuliyiin kale oo heer Caalami ah ayaa sidoo
kale Shirka goobjoog ka ah, waxaana Ergada ay ka doodayaan maanta
dastuurka oo shalay waraaqadihiisa loo qeybiyay sida aan kasoo xiganay
Madaxda dowladda.

Amaanka halka uu shirka ka dhacayo ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa
si aad ah u adkeynaya ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyaga oo
gaadiidka iyo dadka ka celinaya wadooyinka soo gala goobta uu shirka
ka dhacayo.

Shalay Madaxda dowladda qudbadihii ay ka jeediyeen furitaanka Shirka
waxaa ka mid ahaa in Ergada laga rabo inay maskax dagan ku eegaan
dastuurka kana saaraan waxii ay u arkaan inay qaldan yihiin.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden