» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Milkiilayaasha Maqaayadaha Muqdisho oo loo digay

 

Maamulka gobolka Banaadir ayaa waxa uu ka digay in maqaayad furan
lagu arko gudaha magaalada Muqdisho xiliyada maalintii ah inta lagu
guda jiro bisha Ramadaan.

Waraysi uu siiyay Warlalis Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir
Max’ed Yuusuf ayaa waxa uu uga digay milkiilayaasha maqaayadaha ku
yaalla magaalada Muqdisho inay si qarsoodi ah ay u iibiyaan raashinka
inta lagu guda jiro bisha Ramadaan.

Max’ed Yuusuf ayaa tilmaamay in cidii lagu helaa arrintaasi ay
talaabo shareecadda Islaamka waafaqsan ay ka qaadayaan, sida uu
hadalka u dhigay

Xiliyada lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa lagu
arkaa magaalada Muqdisho maqaayado furan oo ay ka cunteeyaan dadka
masoomayaasha ah.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden