» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Mareykanka oo maraakiib dagaal ay ka joogaan xeebaha Kismaayo

 

Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in maraakiibteeda dagaalka ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ay hadda hawlgalo ka wadaan xeebaha magaalada Kismaayo halkaasoo ay kala socdaan dhaq dhaqaayada Shababku ka wadaan magaaladaasi Kismaayo

Afhayeen u hadlay ciidamada badda ee dalka Maraykanka oo asagoo ku sugan magaaladda Washington la hadlay wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegay in maraakibtooda dagaalka ay dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaayeen xeebaha magaalada Kismaayo waxaana uu sheegay in ujeedka ay halkaasi u tageen ay tahay inay la socdaan dhaq dhaqaayada ay magaalada Kismaayo ka wadaan hogaanka Xarakadda Al-Shabab iyo xubnaha kale ee Al-Qacida ka tirsan.

Afhayeenkaan ma uusan sheegin in maraakiibtooda ay ka qeyb galeen wax dagaal ah waxaase uu tilmaamay inay dhaq dhaqaaqyada Al-Shabab la socdaan.

Sidoo kale afhayeenka Maraykanka u hadlay waxaa uu ka gaabsaday in ciidamadooda ay ka qeyb qaadan doonaan dagaalada ka dhan ah Al-Shabab ee Kenya la doonayo in lagu qabsado magaalada Kismaayo.

Maraykanka ayaa waxaa biyaha Soomaaliya ka jooga maraakiib dagaal oo uu sheego inay kula socdaan dhaq dhaqaaqyada Al-Shabab iyo Al-Qacida.

 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden