» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Matt Baugh: “waa xaqiiqo musuq maasuqa lagu eedeynayo Mas’uuliyiinta dowladda”

 

Dowladda Ingiriiska ayaa waxa ay ka hadashay Musuq maasuq Gudiga
dabagalka QM ee cunaqabateynta Soomaaliya iyo Eritrea uu ku eedeeyay
Mas’uuliyiinta sare ee dowladda KMG Soomaaliya.

Wareysi ay la yeelatay VOA-da Matt Baugh Safiirka dowladda Ingiriiska
u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxa uu ku cadeeyay in UK ay taageersan
tahay shaqada ay qabteen Gudiga oo uu sheegay in si weyn ay uga soo
baaraan dageen arrintani waxa uu ku tilmaamay mid dhibaato ku ah dalka
, waxaana sidaasi awgeed uu sheegay in aysan aheyn in dib loo dhigo
eedeyntaani.

Wakiilka ayaa sheegay in Madaxda la eedeynayo hadii ay qabtaan mar
kale talada dalka in taasi macnaheeda uusan aheyn inay xasaanad ka
haystaan in lagu soo rogo cunaqabateyn ay ka mid tahay xaga safarka
iyo dhaqaalaha, isaga oo sheegay in UK iyo Caalamka uu hadafkooda
yahay in talaabo laga qaado qaswadayaasha sida kuwa tuuganimada lagu
eedeynayo.

Mr. Mark Bow ayaa ugu dambeyn shaaca ka qaaday in hadii lacagahaasi
la lunsaday loo isticmaali lahaa sidii loogu tala galay ay mushaaraad
joogta ah heli lahaayeen shaqaalaha dowladda lana gaari lahaa horumar
dhinaca amaanka ah, waxaana si eedeymahaasi looga gudbo uu sheegay in
lama huraan ay tahay in la sameeyo Gudi maamulo dhaqaalaha dowladda.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden