» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Mas’uul ka tirsanaa Puntland oo la dilay



Kooxo hubaysan ayaa waxa ay ku dileen magaalada Garoowe Taliye ku xigeenkii labaad ee booliska Puntland.

Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Kooxo hubaysan ay ku dileen magaaladaasi Taliye ku xigeenkii labaad ee Maamulka Puntland C/laahi Saalax Max’ed.

Taliyaha ayaa la sheegay in la dilay xalay xili uu marayay nawaaxiga Hoteel lagu magacaabo Bulshaale oo uu gaarigiisa watay sida ay xaqiijinayaan dad goobjoogayaal ah salaadii Maqrib kadib.

Macadda cida ka dambeysa dilka C/laahi Saalax, iyadoo xiligii la dilayay la sheegay in aysan la socon wax ciidamo ah, waxaana wararka qaar ee aan la xaqiijin ay sheegayan in Taliyaha shalay uu xilka si aan la shaacin uu uga qaaday Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shirre.

Majiro wax war ah oo ilaa hada kasoo baxay laamaha amaanka iyo Mas’uuliyiinta sare ee Puntland oo ka gaabsaday in dilkaani ay wax faahfaahin ah ka bixiyaan.


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden