» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Midawga Yurub oo u digay Madaxda dowladda KMG ah

 

 

Ururka Midowga Yurub ayaa uga digay Mas’uuliyiinta dowladda inay dib u
dhacdo doorashada Madaxtinimo ee bisha August ee sanadkaan.

Gabgabada kulankii golaha wakiilada sare ee midowga reer Yurub oo
isniitnii maanta ka dhacay magalada Brusels ee wadanka Bilgimka ayaa
war laga soo saaray waxaa lagu sheegay in diirada kulankoodii maanta
ay Goluhu isku tusiyeen marxaladaha siyaasadeed ee ka jira wadanka
Somaliya,

Midowga Yurub ayaa warka ku sheegay in madaxda Somalidu ay ka
fogaadaan cadaalad daro, waxaana carabka ay ku dhufteen in aysan ku
qanci doonin hadii hogaanka KMG ku uu isku dayo in waqtiga uu
kororsado,

“Waa in lagu fakiraa dhismaha xukuumad cusub, lagana gudbaa tan iminka
si ku meelgaara u shaqeyneysa ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay
Golaha Midowga reer Yurub.

Bayaankaani ayaa Ururka waxa uu ku cadeeyay in waa jibaadka looga
baahnaan doono xukumada dhalandoonta mustaqbalka dhow in ay ka mid
yihiin dhowrista cadaalada, xoriyada hadalka, ka qeybgalka siyaasada
dumarka Somalida, islamarahaantaana mudo maalmo ah lagu soo
dhameystiro qorsheynta howlaha qaran ee u yaala xukuumada Mustaqbalka,

Ururka midowga Yurub ayaa taageera dowlada KMG Somalia gaar ahaan
dhinaca dhaqaalaha iyo tababarada ciidamada policeka iyo milatariga
Somaliya.

 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden