Shaaficiyah.com
» Arts-Osmanart
»
AfrikadaBari
» Albisri.4t.com
» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunn
a.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost
» Banaadiri
» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Calanka.com

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» Galgaduud.net

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Mustaqiim.com

» Midnimo.com

» Nurudin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somalifans.net

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warlalis.com

»Warsheekh

Muslimiinta Kenya: “Shabaab diinta Islaamka ayey ka been sheegayaan”

 



Gudoomiyaha Urur ay ku mideysan yihiin Muslimiinta Kenya Sheikh Athman Mponda ayaa ka hadlay Saameynta Muslimiinta uu ku yeeshay Dagaalka Dowladda Kenya ay kula jirto Xarakada Al-Shabaab maadaama dhowr jeer Kenya lagu xiray dad Muslimiin ah oo lagu eedeeyay in ay ku biiri rabeen Al-Shabaab.


Sheikh Athman Mponda ayaa tilmaamay in wax lala yaabo ay tahay Dhalinyarada la qabanayo iyagoo qorsheynaya inay ku biiraan Xarakada Al-Shabaab oo uu xusay in ay ka been sheegaan Diinta Islaamka islamarkaana Dagaalkooda usan ahayn Jihaad.

“Mar kasta waxaan maqalnaa in ay sheegayaan in Qu;aanka Kariimka ah ay ku dhaqmayaan halkee Qur’aanka uga jirtaa in qof Muslim ah uu dilo Muslim kale waana been abuur” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Gudoomiyaha Ururka isku xirka Muliminta Kenya

Ugu dambeyn waxa uu baaq u diray Dhalinyarada Ajaanibta ah oo ay ka mid yihiin Muwaadiniinta Kenyaanka ah kaas oo ku saabsan in ay ka feejignaadaan Dhagarta Al-Shabaab waxa uu ugu yeeray.


wixii ka dambeyay markii Ururka Mslim Youth Center loo aqoonsaday in ay yhin Urur Xirir lalh Xarakada Al-Shabaab ayaa waxaa soo kordhayay saameynta Muslimiinta Kenya ay ku yeelatay Daaalada ay Al-Shabaab ku lajirto


 


 

Xaafiiska Wararka Warlalis.com

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

( Riix halkaan )
2012.03.09



Halkaan ka daawo Xalwo Boolimoog Sweden